Daawo maswirka maanta : – Wasiirada Khadiijo Diiriye, Xildhibaan Dalxa iyo Muday oo soo dhigay masawiro farxad ah

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo Diiriye, Gudoomiye Ku xigeenka Barlamaanka Muuday iyo Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa barah ay ku leeyihiin aaladaha Social Media soo dhigay muqaalo muujinaaya sida ay ugu farxsan yihiin Mooshinkii maanta Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliyeed uu ku sheegay in ay ku rideen xukumadii Raisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Wasiirada Khadiijo Diiriye, Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Mudane Muuday iyo Xildhibaan Dalxa ayaa Olole balaaran ugu jira sidii ay mudo kordhsi dhan 2 Sano ugu sameyn lahaayeen Madaxweyne Farmaajo iyo Golohooda Barlamaanka