Daawo u diyaar-garowga xuska Kowda August : – Heestii Dhulka Uduga Puntland iyo Xidigtii Fanka Laki Xaaji Waceys

Halkan ka daawo Heestii Dhulka Uduga Puntland iyo codkii dahabiga ahaa ee Faynuuskii Fanka Somaaliyeed Laki Xaaji Waceys.