Live From Gaalkacyo, Toos u daawo Xaflada 1 Luuliya 60 guurada Xoriyada Soomaaliya

Xaflada Sanad guurada 60aad ee Xoriyada Gobolada Koonfireed ee Soomaaliya ayaa waxay iminka si toosa uga socotaa Magaalada Gaalkacyo, Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa la sugayaa inuu Caawa la hadlo Shacabka Soomaaliyeed, Khudbadiisa caawa wuxuu uga hadli doonaa oo kamida Xaalada Guud ee Dalka, Siyaasada ugu horayso.


Hoos ka daawo