Beentii Nabar iyo Naxdin oo la soo afjaray iyo Madaafiic Caawa lagu garaacay Garoonka : – Wakiilka Midowga Yurub oo sheegay in dib u dhiska Muqdishu Stadium ay tahay Deeq EU ku xusayaan 60-guurada Madaxbanaanida Dalka .

Wakiilka Midowga Reer Yurub u jooga Somaliya Nicolas Berlanga ayaa sheegay in dayactirka Gegida Muqdishu Stadium ay tahay Hadyad Midowga Yurub u hibeeyey munaasabad 60-guurada ka soo wareegtay Madaxbanaanida Dalka.

Kooxda Beenta, Probagaandad iyo iska horkeenka Shacbiga Siyaasada ka dhigtay ee Nabar iyo Naxdin ayaa sidii caadada u aheyd hore u sheegay in ay bixiyeen kharashka ku baxay daycatirka Garoonka.

Nabar iyo Naxdin kama xishoodaan Deeqada Beesha Caalamka oo ay marna sheegtaan, marna Siyaasad u istcmalaa.

Beesha Caalamkuna kama caajisaan in Xoolahood si cad sheegtaan, oo aanay ka harin.

Halkan ka fiirso Madaafiic Caawa lagu garaacay Garoonka Muqdishu Stadium.

Puntlandi

Muqdishu