Breaking News— Baarlamaanka Jubbaland oo qaadacay dhamaan Qodobadii ay Ansixiyeen, iyo kuwa horyaal Baarlamaanka Federaalka

Golaha Shacabka Jubbaland ayaa kulankoodii maanta waxay si caro leh ugasoo horjeesteen Qodobada ay Ansixiyeen Baarlamaanka Federaalku iyo Qodobada horyaal oo uu kamid yahay kuraasta lagasoo xawilayo Deegaanada.

Xildhibaanadu waxay kasoo horjeesteen oo sheegeen in wado sharci daro ah loo maray Kuraasta la sheegay in lagu kordhinayo Aqalka Sare.

Waxay kaloo Waxaan la aqbali Karin ay ku tilmaameen Hadal soo jeedintii Gudoomiyaha Gudiga Doorashada.

Madaxweyne Farmaajo ayay ku eedeeyeen in uu wali ku fakarayo wakhti kororsi.

Xildhibaanada Jubbaland waxay Cod dheer ku sheegeen in hadii aan la joojin ku tumashada Sharciga ay Jubbaland aayeheeda ka tashan doonto.

Hoos ka daawo

trim.164CB47A-BDBA-43C0-A622-3E1B8F654FBF-1