MadaxweyneAxmeMadoobe oo Sanad kadib aan wali Xukuumad soo dhicin, Wakhti dheeraa la siiyay maanta

Baarlamaanka Jubbaland waxay 90 Cisho siiyeen Madaxweyne Axmed Madoobe inuu kusoo dhiso Xukuumad Cusub.

Madaxweynaha ayaa Baarlamaanka ka dalbadey in wakhti dheer la siiyo, waana laga aqbalay.

Sanad ayaa kasoo wareegay markii dib loo doortay Madaxweynaha Jubbaland, waana markii Sadexaad oo uu dalbadey wakhti dheeraada.

Puntlandi.con Kismaayo