Cabdiraxmaan Cabdishakuur : – 13 Kursi ee Muqdisho waxaa loogu talo galay iska horkeenka iyo isku qataarida Shacbiga Somaaliyeed

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in 13 Kursi ee Muqdisho loogu daray looga dan leeyahay iska horkeenka iyo isku qataarida Shacbiga Somaaliyeed.

Mudane Cabdiraxmaan Cabdishskuur ayaa maanta qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Facebook ku sheegay in Isbaheysiga Madaxtooyada, Gudoonka Baarlamaanka iyo Gudoonka Gudiga Doorashooyinka oo daadaal ugu jira mudo kordhsi sharci daro ahi ay Dalka ka abuurayaan jahawareer iyo qalalaase Siyaasadeed.

Halkan ka daalaco qoraal C/raxmaan Cabdishakuur.