Akhriso Go’aamada kasoo baxay Golaha Dhacabka Puntland oo sharci daro ku tilmaamay Go’aamadii Golaha Shacabka Soomaaliya,iyo Wakhti kororsimada Xukuumada

Baarlamaanka Puntland ayaa kasoo horjeestay lamana aqbalaan ku tilmaamay Hadalkii kasoo yeeray Gudiga Doorashada ee ahaa inay soo diyaarinayaan Doorasho Xor ah.

Golaha Baarlamaanka Puntland waxay kaloo sheegeen in wado qaldan oo dano gaara laga leeyahay loo maray Kuraasta lagusoo kordhiyay Aqalka Sare, waxayna Puntland hoosta ka xariiqday inaysan Aqbalayn in Dastuurka la jabiyo.

hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka Golaha Wakiilada Puntland