Madasha Xisbiyada Qaran oo Ku baaqay in lakala diro Gudiga Doorashada

Warsaxaafadeed ay soo saareen Xisbiyada ku mideysan Madasha Xisbiyada Qaran ayay ku dhaliileen Gudiga Doorashada.

Madashuvwaxay sheegeen in ay horay uga digeen in La isku dayo in Doorashada Wakhtigeeda ay dhaafto, Waxayna muujiyeen inaysan ku kalsoonaan Gudiga Doorashada ee ay hogaamiso Xaliimo Yaray.

Madashu waxay Gudiga ugu baaqeen iney Deg Deg isugu cadilaan.

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa isna Xalay ku baaqay in Gudigu iscasilo.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Xisbiyada Madasha Qaran

Puntlandi.com Muqdisho