Daawo Xildhibaan Cumar Ismaciil Waaberi oo wixii Maanta ka dhacay Golaha Shacabka ku tilmaamey Sharci daro

Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi ayaa sheegay in ay Baarlamaanku  ku tunteen Dastuurka kadib markii ay maanta Ansixiyeen Qodob aan Dastuuri ahayn

 

Hoos ka daawo