Islaan Bashiir oo gurigiisa ku casumay Wafdigii Galmudug

Islaam Bashiir Islaan oo kamida Isimada Puntland ayaa Gurigiisa ku casumay Wafdigii Madaxweynaha Galmudug oo booqasho ku jooga Gaalkacyo.

kulankaan ayaa wuxuu qayb ka yahay Wadahadaladii u socdey Puntland iyo Galmudug.