Daawo Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland

Xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo waxaa maanta shir iskaashi ah ugu soo dhamaadey Puntland iyo Galmudug, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Axmed QoorQoor iyo Saciid Deni ayaa labada ergo kala hogaaminayay.

hoos ka daawo Shirkii jaraa’id kulanka ka dib