Madaxweyne Qoorqoor oo laga yaabo inuu Madaxweyne Deni u raaco Garowe

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Kaarshe Qoorqoor oo booqasho ku jooga Gaalkacyo ayaa laga yabaa inuu Garowe u raaco Madaxweyne Deni.

Warar hordhac ah oo Puntlandi.com ay hayaan ayaa sheegaya in Safarka labada Madaxweyne ay dhulka marayaan.

Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Qoorqoor ayaa shir ku yeeshay maanta Magaalada Gaalkacyo Shirasoo ka dhacay Xafiiska Madaxweyne Deni ee Magaalada Gaalkacyo.

Puntlandi.com

Gaalkacyo