Sawirka Maanta , Madaxweyne Farmaajo intuu faanayo ayuu Jar Dastuuri ah ka dhacayaa.Hadalkii Trump baa run ah ” Somalia waa meel Sharci iyo Dawladnimo ka jirin”

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo looma dooran inuu Hogaamiya Dowlad la yiraahdo Nabad iyo Nolol, ama Jamhuuriyada Soomaaliya, Waxaa loo doortay Inuu hogaamiyo Dowlada Federaalka Soomaaliya ama Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

In Madaxweynuhu uu badalo Magaca Dowlada Federaalka ah waa Qodob Dastuuri ah oo la jabiyey, mise Madaxweynaha waxaa wali maskaxdiisa ku jiraa Xukuumadii Kacaanka ee Magacyada Badneyd.

Madaxweynuhu wuxuu maanta jabiyey Qodobka Kowaad ee Dastuurka oo oranaya

Magaca Soomaaliya waa Jamhuuriyada Fræderaalka Soomaaliya
hoos ka daawo Sawirka cadeynaya Qodobka uu Madaxweynuhu jabiyey