Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug, Sawiro

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiskiisa Magaalada Gaalkacyo Wuxuu ku qaabilay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Waa markii ugu horaysay oo labada Madaxweyne ay ku kulmaan Gaalkacyo, Waxayna kawada hadleen Amaanka labada dhinac , Doorashada Soomaaliya ee inakusoo food leh iyo Ladagaalanka Argagixisada.

sida aan xogta ku heyno waxay labada Madaxweyne ay si qodo dheer uga Wada hadleen Siyaasada Villa Soomaaliya ee ku Aadan Doorashada, mase jiraan go’aamo wax kubik ah oo labada dhinac ay Wada Gaareen.

Sawirada hoos ka daawo