Sawiro. Madaxweyne Deni oo Gaalkacyo Gaaray

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Galabta gaaray Gaalkacyo, Madaxweynaha oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan labada Gole ayaa lagu wada inuu Mashaariic Xariga ka karo .