Madaxweyne Deni oo mar kale Tababar usoo xiray Ciidamada Puntland Sawiro

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Bada iyo kuwa ladagaalanka Argagixaisada.

Madaxweynaha ayaa la dardaarmay Ciidamada soo dhameystay Tababarka isagoo faray inay Dadkooda iyo Dalkoodaba difaacaan

Sawiro hordhac ah hoos ka daawo