Daawo Saleebaan Gaal : – Adeer shirkii wuu fashilmay oo waa dhamaaday. Ninka Farmaajo Safiirka Mareykanka iyo Ethiopia ayaa dabda ka riixaya.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Somaliland Mudane Saleebaan Gaal ayaa TV Horn Cable u sheegay in shirkii maanta ee Dawlada Federaalka Somaaliyeed iyo Maamulka Somaliland uu fashil ku dhamaaday.

Saleebaan Gaal baa sheegay in Mudane Farmaajo uu yahay Nin doorasho ku jira oo ay Safiirka Mareykanka iyo Ethiopia dabada ka riixayaan .

Halkan ka dhageyso Wareysiga Saleebaan Gaal