Midowga Yurub oo mar kale Walaac ka muujiyey in la isku dayo in Doorashada Soomaaliya dib loo dhigo

Nicolas Berlanga, Safiirka Wadamada Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya ayaa muujiyey inuu wali qabo in ay jiraan Dad ku fakaraya in sku dayasn in ay Doorashada dib loo dhigo, taasoo uu ka digay Safiirku.

Safiirka ayaa wuxuu kaloo walaac ka muujiyey dib u dhiga lagu sameeyey Wakhtigii ay Gudiga Doorashadu hortagi lahaayeen Baarlamaanks.

Midowga Yurub oo dhaqaale farabadan ku bixiya Soomaaliya wuxuu kasoo hor jeedaa in Doorashada Soomaaliya dib loo dhigo.

Puntlandi.com Xalane