Daawo Sawirada Wasiiradii Cusbaa oo la dhaariyey

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goob joog ahaa Madaxtooyada oo Galabta lagu dhaariyey Xubnihii kusoo biiray Golaha Wasiirada Puntland ee Madaxweynuhu uu Magacaabay todobaadkii hore.

Hoos ka Daawo Sawirada, Xubnaha la dhaariyey Waxaa kamida Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdullaahi Timacade iyo Wasiirka Kaluumaysiga Maxamuud Xaaji Salax