Tacsi ka Socoto Jaaliyadaha Somaliyeed ee Dalka New Zealand


Waziir Ismaciil Gamadiid tariikh dheer oo la soo koobi karin uu ku leeyahey wadanka New Zealand oo ka mid ah in uu ahaa madaxweynaha Masaajidka Gobolka Waikato, Gaar Ahaan Magaalda Hamilton ee New Zealand mudo dhowr iyo toban sano.


Gamadiid Wuxuuna ka Ahaa Xubin muhiim Hayada Islamiiga Federaalka ee New Zealand oo magaceedi ay tahay FIANZ. 


Gamadiid sanadka bilowgiisa wuxu qeyb ka qaatay deeq la gaarsiiyey walaaheyn reer Beledweyne oo ka socotay New Zealand. Sidaas ay tahey intii geerida ku imaan wuxu ku jiray abaabulka gurmadka Qardho ee Jaaliyadaha soomaliyeed ee New Zealand. 


Halkaan masaluyiin ku hadlaayo dhamaan Magaca Jaaliyadaha soomaliyeed ee Dalka New Zealand 


Mohamed Abdi Jama (Afey) Madaxweynaha Maamulka Masaajidka Christchurch New Zealand iyo Abdiqani Mohamed Ali (Keenadiid) Agaasimaha Somali Aid and Development Agency of New Zealand tacsii tiiraanyo xambaarsan aan uu dirayaan caruurtiisa iyo ehelkii uu ka geeriodey Waziir Ismaaciil Diriye Gamadiid waxeyna uu tacsiyeneynaa  dhamaan soomalida iyo muslimiinta ku nool Dalka New Zealand iyo shacabka puntland geerida ku timid Waziir Ismaciil Gamadiid.