Wasiirkii Deegaanka Puntland oo geeriyooday

Illaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa Isbitaal Muqdisho ku yaal ku geeriyooday wasiirkii Deegaanka Puntland Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid.

Marxuumka ayaa u geeriyooday Xanuunka Covid19, oo hayay mudo laba todobaad ka badan, xaalad Caafimaad ayaa loo keenay Isbitaal Turkigu leeyahay oo Muqdisho ku yaal.

Puntlandi.com Garowe