Breaking News : Ilham Omar ayaa ku guulaystay Doorashada Xisbigeeda Democratica ee MN qofkii Musharaxa u noqon lahaa sanadkaan 2020

Ilham Omar ayaa ku guulaystay Doorashada Xisbigeeda Democratica ee MN qofkii Musharaxa u noqon lahaa sanadkaan 2020, tani waxay uga dhigan tahay ilhaan omar guul wayn oo ay ku hanan karto kursiga ay hada ku fadhido mar kale.