War Deg Deg ah Qarax ka dhacay Baydhabo

Qarax jugtiisa meelo Fog Fog laga maqlay ayaa wuxuu ka dhacay Goobo Dad danyar ah ay degan yihiin, Ilaa hada khasaaraha Lama oga.

Wariye ka agdhow goobta Qaruxu ka dhacay wuxuu Puntlandi.com uu u sheegay in Goobo Dad barakacayaal ah ay Ddegan yihiin in uu Qaruxu ka dhacay.

Wariyuhu wuxuu kaloo sheegay in Masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed ay booqanayeen Goobta xiliga Qaruxu dhacay balse uusan khasaare soo gaarin.

Ciidamada Amaanka iyo hay’ada Caafimaadka ayaa durba gaaray goobta Qaruxu uu ka dhacay.

Puntlandi.com Kismaayo