Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo loo magacaabay booskii Axmed Macalin Fiqi

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga UPD ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

Jagadaan Waxaa horay u hayay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo iminka ah Wasiirka Amniga Galmudug.

Odowaa wuxuu kamid ahaa Musharixiintii u tartamayay Madsxnimada Halmudug inkastoo uu markii dambe ka tanaasulay, Odowaa wuxuu ka mid ahaan jiray Golihii Wasiirada Xukuumadii Federaalka ee Xasan Dheikh.

Xisbiga UPD Magaciisu waa Xisbiga Nabada iyo Horumarinta, waxaase loosoo gaabiyas UPD, Xaruntiisu waxay ku taal Muqdisho

Puntlandi.com Muqdisho