Boorame oo iska dhaga tirtay Amarkii Dowlada, Salaadii Ciida oo garbaha la isasaaray

Dowlada Soomaaliland waxay Shacabka fartay in Salaada Ciida lagu tukado Guryaha si loo xakameeyo inuu baaho Cudurka Corona Virus, Shacabkana looga badbaadiyo Xanuunkaas.

Meelo badan oo Soomaaliland ah Saaka loogasoo Salaad tagin goobihii caadiyannlagu tukan jiray Dalaada Ciida oo dhacabku Guryohoodey Joogeen marka laga reebo Magaalada Borame ee Gobolka Awdal.

Boorame waxaa Saaka Salaadii Ciida lagu tukukada Barxadii horay loogu tukan jiray iyadoo Dadweynaha garbaha isku hayaan,

Sawiradaan hoose waa Borame iyo saaka oo Sabti ah 23 maajo 2020