Maamulka Somaliland ku dhawaaqay in beri oo Sabti ay tahay Ciid

WAR DAG DAG AH
Wasiirka wasaarada Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh khaliil Cabdilaahi Ahmed oo goordhaweyd warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay Bari tahay Ciid