Puntland oo Iyana ku dhawaaqday in Sabtida ay Ciid tahay

Wasiirka Cadaalada Cawil Xaamuud ayaa caawa goor dambe(Jamce) wuxuu ku dhawaaqay in ay Ciid tahay Sabtida.

Kadib markii Jubbaland ay ku dhawaaqday in bishii la arkay oo ay Ramadaan dhamaatay ayaa Culumada Nairobi iyana ku raaceen, Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa iyana ku raacay Jubbaland, hadana Puntland ayaa iyana shaaciyey in sabtida ay Ciid tahay.

Soomaaliland wali loogama dhawaaqin Ciida.

Puntlandi.com Garowe