Sheikh Umul oo shaaciyey in Sabtida ay Ciid tahay

Xili Caalamka Islaamka la isku raacay in Sabtida ay tahay maalin Soon ayaa Shekh Maxamed Cabdi “Sheikh umul” oo kamida Culumada igu Caansan Gayiga Soomaaliya wuxuu Xaqiijiyey in Sabtida ay tahay maalin Ciideed.

Makhribkii Caawa ayaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbaland waxaa looga dhawaaqay in Bishii la arkey isla markaasna ay Ciid tahay Sabtida, Nairobi ayaa iyana laga Ciidamada Sabtida.

Dacuudiga ayaa iyana aan laga arag bisha waxayna ku dhawaaqeen in Ciida ay tahay maalinta Axada.

Puntlandi.con Nairobi