Jubbaland oo Sabtida laga ciidayo

Wasarada Diinta ee Jubbaland ayaa ku dhawaaqdey in Sabtida ay ciid tahay, kadib markii ay sheegeen in la arkay Bishii.

Mashidyada waxaa Salaadii Cishe la bilaabay Takbiirta Ciida.

Puntlnd iyo Soomaaliya inteeda kale makhribkii caawa oo Jimce ah waxaa la sheegay in Sabtida ay tahaymaalinta ugu dambaysa Ramadaan isla markaasna Ciida tahay Axada.

Puntlandi.com Kismaayo