Madaxweyne Deni oo Magacaabey Wasiiro iyo Ku xigeeno

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa maanta oo Jamce ah wuxuu Magacaabay Laba Wasiir iyo lix Wasiir Xigeen.

Wareegto kasoo Baxdey Madaxtooyada oo aan wali Saxaafada lasoo gaarsiin ayaa lagu magacaabay, balse ay Puntlandi hordhac u heleen Magacyada Shaqsiyaadka kusoo biiray Golaha Wasiirada Puntland oo kala ah…

Cabdulaahi Cali Xirsi Timacade waxaa loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta, Xilkaan waxaa laga qaadey Cali Xasan Sabareey

Maxamuud Xaaji Salax Wasaarada Kaluumaysig

Cabdi Ibraahim Warsame Qowdah Wasiir ku Xigeenka Maaliyada

Ismaaciil Saleebaan Geele Wasiir Xigeenka Ambiga

Saynab Ismaaciil Maxamed Wasiir Xigeenka Deegaanka iyo Duur joogta

Axmed Saciid Ismaaciil Qolombe Wasiir Xigeenka Shidaalka iyo Korontada

Maxamed Axmed Xasan Wasiir Xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha

Candiqani Axmed Ismaaciil Deeridile Wasiir Xigeenka Xiriirka Caalamiga iyo Qorsheynta Qaranka

Puntlandi.com Garowe