Sacuudiga oo Xaqiijiyey in Sabtida lasoomayo

Wadanka Sacuudiga ayaa tan iyo makhribkii lagu mashquulsanaa in lakala ogaado in Sabtida ay Ciid tahay iyo in kale iyadoo baadigoobka Dhalashada bisha loo adeegsadey Qalab casri ah.

Bishii Caawa Lama arag sidaas awgeed sabtidacayaavuvdambeysa bisha ramadaan,axada ayayna u badan tahay iney Ciida noqoto.

Wadamo badan oo Islaam ah ayaa iyana shaaciyey in Sabtida la soomayo isla markaasna Axada ay Ciida tahay.

Inta badan Wadamada Caalamka lagama tukansyo Salaada Ciida Xanuunka Corona Virus Awgeed, Maraykanka iyo Canada ayaa kamida Wadamada aan Ciida la tukaneyn.

Puntlandi.com