Warsaxaafadeed Kayimid Jubbaland oo lagu eedeeyey Dowlada Federaalka

Qoraal maanta kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa red dusha looga tuuray Dowlada Federaalka ah, Jubbaland waxay sheegtay in ay Xukuumada Federaalka ah ay wali khalkhal iyo dhib ka wadaan Gobolka Gedo.

Dhibtda ay Dowlada Federaalku ku wado Gobolka Gedo Way ka waantoobiwaayeen, waxayna Jubbaland hoosta ka xariiqdey in Masuuliyiinta kaliya ee Sharciga ah Gobolka Gedo ay yihiin kuwuu Madaxweynaha iyo Kuxigeenka Jubbaland ay Magacaabeen.

Dowlada Federaalku wax Awooda Malaga inay Maamul u Magacowdo Deegaanka Jubbaland waana wax aan Dastuuri ahayn, ayuu yiri Xasan Guuleed oo ku xeeldheer Dharciga.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka Jubbaland