IFaahfaahib Isgoyska Sayidka Qarax ka dhacay

Qarax ayaa wuxuu maanta duhurkii uu ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho,Qaraxa ayaa lala bergsadey goob Ciidamada ka shaaheeyaan.

Ilaa hada Afar Qof ayaa la sheegay inay geeriyoodeen halka 5 ay dhac tahay,Qaraxa ayaa loo badinayaa inuu ah mid Qof ismidaamiye ah uu gaystay inkastoo wali la baarayo oo aan la xaqiijin nooca qaraxu ahaa.

Dadka geeriyooday waxaa ku jira hal Qof oo rayid ah halka inta kale ay ahaayeen Ciidan dharcad ah.

Laamaha Amaanka wali kama hadal qaraxa.

Puntlandi.com
Muqdisho