Warsaxafadeed : – Madasha Midowga Xisbiyada Qaranka ayaa ku eedeyey Dawlada Federaalka Somaaliyeed weerero qorsheysan oo gaadma oo la rabay in lagu qaado Hoyga Madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif

Madasha Midowga Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku dhaleeceysay isku day u muuqday weerar gaadmo ah oo Ciidamo hubeysan ay ku hareereeueen xarunta Madasha iyo Hoyga Guddoomiyaha Madasha Shariif Sheekh Axmed.

Wasiirka Amniga ayaa goor sii horeysay beeniyay wararka sheegaya Ciidamo dowladeed la dul dhigay ama weerar ku ah Hoyga Sheekh Shariif.

Halkan ka daalaco Nuqulka rasmiga ah Warsaxaafadeedka Madasha Midowga Xisbiyada Qaranka