Daawo : – Marwo Kaltuun Xaji Deyr Xaaskii Marxuum M/weyne Cigaal oo ku eedeysay in Qoyska M/weynaha Somaliland Gashaanle Muse Biixi Dhul ku haystaan mudo dheer

Marwada Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cogaal waa Marwo Kaltuun Xaaji Deyr oo maanta Warbaahinta kula hadashay magaalada Hargeisa ayaa ku eedeysay Qoyska Madaxweynaha Somaliland Gashaanle Muse Biixi Cabdi in ay mudho dheer ku haystaan Dhul ay iyagu degan yihiin.

Halkan ka daawo cabashadii Xaaskii Marxuum Cigaal