Boqor Burhaan oo Xaruntiisii kusoo laabtay si diirana loosoo dhaweeyey

Xarunta Boqortooyada Soomaaliyeed ee Qardho waxaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo in mudo ah ku maqnaa booqasho sharafeed uu kusoo kala bixiyey Dalalka Khaliijka.

Shacab fara badan ayaa isugusoo baxay baaxada Aqalka Boqortooyada ee Qardho kuwasoo kulanay Caleemo qoyan oo ay kusoo dhaweynayeen Boqor Burhaan.

Salaanta Boqortooyada kadib wuxuu Boqorku u talaabay Ho’ygiisa Oo ku yaal Qardho,