Ethopian Airline oo laba Dal ahaan ukala Saartay go’aamadii Kasoo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland

Dowlada Federaalka Soomaaliya waxay manuucday Diyaaradaha ka imaanaya Caalamka mudo 15 Cisho ah halka Soomaaliland ay manuucday 25 Cisho.

Hadaba Shirkada Diyaaradaha Ethopian Airline ayaa BoGodt Internetka waxay kusoo bandhigeen Wadamada uu Cudurka Corona awgiis ay Sameeyeen Duulimaadyadii.

Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa boggeeda Internet-ka ku baahisay in Somaliland ay Garoomadeeda diyaaradaha ka mabnuucday diyaaradaha Dalalka Kenya, Soomaaliya, China, Italy, Iran, France, Koonfur Kuuriya iyo Spain.

Waxaa halkaas ka muuqda in Soomaaliya ay ku jirto Wadamada laga manuucay Soomaaliland sida aycItoobiya hadalka u dhigtay.

Ho’aamadii kasoo kala baxay Hargeysa iyo Muqdisho iyana mid mid ayay u kala qaateen.

  1. Halkaan Riix si aad u akhriso Boga Ethopian Airline