Daawo Madaxweyne Axmed Madoobe oo baaq u diray Qurba joogta Degmada Afmadow

Kulan dhexmaray Bulshada Degmada Afmadow iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Madaxweynuhu wuxuu baaq u diray Ganacasarada iyo Qurba joogta Degmada si ay uga qayb qaataan dib u dhibka Afmadow gaar ahaan dayac Yorks Isbitaalka oo baahi wayn ay ka jirto .

Madaxweyne Axmed Madoobe wuxuu sheegay in Xukuumadu ay ka qayb qaadaneyso Horumarinta Degmada balse loo baahannyahay in gacan laga heysto.

Qurba joogta waxaa loogu baaqayaa iney ka qayb qaataan dibna dhibka Degmada.

Hoos ka daawo

Halkaan Riix si aad u daawato, Sugna kadib