Breaking News— Xisbiyo Siyaasadeedka Soomaaliya oo soo dhaweeyey bogaadiyayna Go’aamadii kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland

Madasha Xisbiyada Qaran iyo qaar kamid ah Xisbiyada kale ee aan qaybta ka ahayn Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dheeeyey Shirweynihii Puntland ee Shalay lasoo gabagabeeyey iyo Qodobadii kasoo baxay.

Warar hada soo gaaray Puntlandi.con ayaa sheegey in dhowaan ay Xisbiyadu soo sarayaan Qoraal ay ku ayidayaan Qodobadii kasoo baxay Shirweynihii Wadatashiga Puntland.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa la sheegay inay durba ka jawaabeen baaqii ahaa in Garowe lagu qabto Shirweyne Soomaaliyeed, waxay kaloo Madashu sigaara udoo dhaweeyeen laalidii la laalay Sharciga Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo uu Saxiixay.

Wararka soo gaaraya Puntlandi.com waxaa kaloo kamid ah in Gudiga qaban qaabada Shirweynaha Beesha Mudulood ay iyana si buuxda u taageereen Shirkii Puntland iyo dhamaan qodobadii kasoo baxay.

Puntlandi.com
Garowr