Raysal wasaare Kheyre oo Itoobiya u safray

Raysal wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu horkacaya ayaa saaka u duulay Dalka Itoobiya.

Lama oga ujeedka Safarka Raysal wasaaraha laakiin waxaa loo badinayaa inuu kulamo la qaadan doono Masuuliyiinta Dalkaas.

Itoobiya waxaa badanaa u safro jiray Madaxweyne Farmaajo laakiin Raysal wasaare Kheyre ku badebyen Itoobiya oo wakhti yar oo kooban ayuu u safray Dalkaas.

Puntlandi.com
Muqdisho