Masawirka Maanta iyo Puntlandi : – Xusuus Ciidamada Dawlada oo qabsaday magaalada Janaale 4.April.2016

Magaalada Janaale waxaa Ciidamada Dawlada Federaalku qabsadeen 4.April.2016 waa wakhtigii uu Dalka Madaxda ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Maanta ayaa Shabaab laga qabsaday waa indho sarcaad Shacbiga lagu maaweelinaayo oo Dadka Somaaliyeed dareenkooda looga soo jeedinaayo Shirweynaha Umadda Somaaliyeed u dhagataageyso ee Wadatashiga Puntland ee Puntland ee ka socda magaalada Garoowe.