Maswirka Maanta iyo Garoowe : – Ina Cawad, Ina Xuseen Ciid iyo Ina Warfaa ciidii u yeeratay ee Talo ka sugtaa, iyadaa ka liidata

Wasiirka Arimaha Dibada
Wasiirka Shaqada
Wasiirka Beeraha

Kuwan iyo ku la midka ah ee Puntland ku matala Federaalka Somaaliya waa Shakhsiyaad aan Somaali iyo Puntlanba wax wanaag ah aan ku soo kordhin karin.
Ninkii aan kuwan ka quusan ee Safka hore Kuraas u dhigaa Naftiisaa ayaa Quus ah