Faahfaahin, Baledxaawo oo Ciidan ka Goostay Dowlada Federaalka oo u galay Jubbaland


Ciidamo gaaraya 34 Askari iyo taliyohooda oo lagu magacaabo Canjeex ayaa waxay shalay Galab ka goosteen Dowlada Federaalka waxayna u galeen Ciidamada Jubbaland ee Gobolka Gedo.

Ciidamadaan goostay ayaa waxay qayb ka ahaayeen Ciidamadii ay Dowlada Federaalku ay keentay Gobolka Gedo khaasatan Baledxaawo.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Taliyaha Ciidanka kala goostay Dowlada Federaalka, Walina Jubbaland kama aysan hadal laakiin Wararka Puntlandi.con helayaan waxay sheegayaan in Taliye Canjeex uu 34 Askari iyo Qalabkoodii uu la goostay, wuxuuna ku biiray Ciidamada Jubbaland ee uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirshiid Janan.

Puntlandi.com
Kismaayo