Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika oo La kulmay Madaxweyne Deni

Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Africom Stephen Townsend oo shalay booqdey Jubbaland ayaa maanta wuxuu booqdey Garowe.

Taliyaha ayaa wuxuu kulan la qaatay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni waxaana laga wada hadlay ladagaalanka Argagixisada oo Puntlnd iyo Maraykanku ay iska kaashadaan.

Wararka ay Puntlandi.com helayaan waxay sheegayaan in Maraykanku uu dhaqaale ku caawin doono Ciidamada la dagaalanka Argagixisada ee Puntland.