Faahfaahin Amaanka Kismaayo kadib Shaqaaqadii maanta

Maanta Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay dhawaaqo dhex martay Ciidamada Amaanka iyo Ilaalada Mid kamida musharixiintii ka haray Doorashada.

Ilaalada ayaacrasaas ku furay goob ay Ciidanku taagnaayeen oo ay howlgal ka wadeen waxayna taasi dhalisay in la isdhaafsado Rasaas mudo kooban socota.

Hada xaaladu aad ayay u degan tahay, Ciidamada Ilaalada u ahaa Musharax Seeraar waxay ku noqdey Guriga joogeen.

Kulan arintaan ku saabsan ayaa wuxuu hada ubsocdaa Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Saraakiisha Amaanka waxaana looga arinsanayaa qaabkii looga hortagi lahaa in aysan Arintaan aysan mar kale dhicin.

Puntlandi.com
Kismaayo