Sawiro , Sanetor Jurile oo si diiran loogusoo dhaweeyey Muqdisho kadib…,

Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamka ee Golaha Aqalka Sare Senetarada Cabdirsaaq Cusmaan Xasan Jurile oo in mudo ah Arimo Caafimaad ugu maqnaa Jarmalka iyo Ingiriiska ayaa si diiran loogusoo dhaweyey Muqdisho.

Xildhibaano iyo Senetaro ka tirsan labada Gole ayaa Gudoomiye Sanetar Jurile waxay uga hortageen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Mudane Jurile oo ah Senetarada ugu miisaanka weyn Senetarada iyo Xildhibaanada Reer Puntland ee Heer Federaal ayaa mudo Sadex bilood ku dhow wuxuu Arimo Caafimaad uga maqnaa Shaqadiisa, wuxuuna hada isagoo Caafimaadkiisa uu Buuxo uu dib u bilaabay Shaqadiisa.

Hoos ka daawo Sawirada