Daawo Wareysi horudhac ah : – Sanbalooshe ” M/weyne Xaaf waan diiday in aan soo xiro,Dawladan waxaa u taliya oo Ayatulaahi u ah Fahad Yasiid “

Sanbaloolshe ” Dowladda Fahad Yaasiin ayaa Macalin ama Aayatullaahi ka ah,Fahad dhawr maraan murannay Falsafaddiisana waxaan ka dareemay anoo ka been abuuraneynin oo uu ii sheegay afar arimoo inuu xaqiijiyo oo ay ka mid tahay in Farmaajo uu soo celiyo”

Waa hordhaca Wareysi Cusub oo aan la yeelanay Taliyihii hore ee NISA Sambaloolshe wuxuu sidoo kale kaga hadlayaa madaxweynayaal maamul-goboleedyo,Siyaasiyiin caan ah oo uu sheegay in Dowladdu ay ku amartay inuu soo xiro intuu xilka hayey balse uu diiday iyo arimo kale oo Muhiim ah Kalasoco TV-ga iyo Idaacadda Dalsan iyo baraha bulshada sida Facebook iyo YouTube Arbacada 2:00-duhurnimo Insha Allaah.