Abiy Ahmed oo ku guulaystay inuu kulansiiyo Farmaajo iyo Biixi , Sidii ay horay u sheegeen Puntlandi.com

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyobMadaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Adis sababa ku kulmay.

Warbaahinta Puntlandi.com oo soo xiganeysay Ilo Dublamaasiyadeed ayaa Axadii Qortay in Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo u ololeynayay inuu kulansiiyo labada Masuul iyadoo ay jireen qorshayaal horay looga dhaadhacshey Madaxweyne Farmaajo, waxaa Qorshayaashaas uu wato Abiy Ahmed kamid ah in Soomaaliland lagu tijaaboyo tobanka Sano ee soo socda iney noqdaan Dal waxyaabo badan u Madaxbanaan, Madaxweyne Farmaajo isna taas badalkeeda ay Itoobiya ka caawiyo sidii Dalka mar labaad Madaxweyne uga noqon lahaa.

Kulanka dhex maray Farmaajo iyo Biixi waxay cadeynaysaa in Qorshahaas uu u muuqdi inuu Abiye Ahmed uu ku guulaystay.

Puntlandi.com
Adis Ababa