Daawo Warbixin Cadaalad ayaa ka jirta Puntland “ Qasastii maanta lagu fuliyay Bosaso iyo Aabe Ilyaas oo ka warbixinaya

Saaka oo Talaado ah 11/2,2020 waxaa Magaalada Garowe lagu toogta oo lagu fuliyey Dil qasaas ah laba eedeysane oo Maxkamada Puntland ay ku cadeysay inay Caisha Ilyaas isugu dareen Dil iyo Faraxumayn, eedeysanaha Sadexad Kiiskiisa dib ayaa loo dhigay mudo 10 Cisho ah.

Aabe Ilyaas oo ahaa Anaga Caisha ayaa ka warbixinaya Fulinta Qisaasta iyo sida uu u arko.

Hoos ka daawo